Galbeedka Somaliland, kooxdani waxay si mug leh uga dhex muuqatay qaybta 99 ee Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Soomaaliyeed oo lagu aasaasay magaalada Gabilay iyadoo inta badan qeybaha kala duwan ee ciidamada ay ka kooban yihiin maleeshiyooyin ka soo jeeda deegaanka Jibriil Abokor oo ka tirsan beesha Sacad Muuse. Habr Awal oo xukuma gobolka gabiley .
Categories
